Skip to main content
Samad in the forest = Samad kaynta ayuu dhex joogaa

Samad in the forest = Samad kaynta ayuu dhex joogaa

Book 2020

"Samad xayawaanka ayuu jeclaa. Riyadiisu waxay ahayd in uu maalin dhan kaynta dhex joogo oo geed-oodeedka dhex seexdo. La soco Samad oo socdaal wax-ka-wardoon ah u shiraacday, halkaas oo uu ka heley saaxiibbo cajiib ah iyo macluumaadyo ashqaraar leh. Dhex tegidda kaynta waligeed ma noqonnin kob rayrreeyn badan."-- back cover